Madaxweyne Farmaajo oo saakay kulan la yeelanaya Xildhibaano iyo Wasiiro kasoo jeeda ….

Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa saakay xarunta Madaxtooyada kulan gaar ah kula qaadanaya Wasiirada iyo Xildhibaanada labada aqal ee kasoo jeeda Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya. Sida aan wararka ku helnay Xildhibaanada labada aqal iyo Wasiirada kasoo jeeda deegaanada maamulka Somaliland ayaa xalay loo diray fariimo Madaxtooyada lagu casuumayo si ay Madaxweynaha kulan … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo saakay kulan la yeelanaya Xildhibaano iyo Wasiiro kasoo jeeda ….